Dad badan oo ku dhintay qaraxii garoonka Kabul & Taliban oo War soo saartay

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan Qarax goor dhow ka dhacay banaanka hore ee garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul ee dalka Afghanistan, halkaasoo oo kumanaan qof oo ka cararaya xukunka Taalibaan ay buuxiyeen. Afhayeenka Pentagon-ka Mareykanka John Kirby ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa is-miidaamin balse waxaa uu xusay in uusan cadeyn karin … Continue reading Dad badan oo ku dhintay qaraxii garoonka Kabul & Taliban oo War soo saartay